Mareykanka oo hoggaamiyihii Al-Qaacida ku dilay duqeyn ka dhacday Afkaanistaan
Washington-(Puntland Mirror) Mareykanka ayaa dilay hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman al-Zawahiri duqeyn ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ay ka geysteen dalka Afkaanistaan, sida uu sheegay Madaxweyne Joe Biden. Waxa lagu dilay howlgal la dagaalanka argagixisada ah oo [...]
Ilhaan Cumar aabaheed oo u geeriyooday coronavirus
Washington-(Puntland Mirror) Aabaha Ilahaan Cumar oo ah gabar Soomaali ah oo katirsan Gongress-ka Mareykanka, ayaa xanuunka coronavirus u geeriyooday, sida ay Ilhaan ku sheegtay bayaan habeenimadii Isniinta. “Waxay ahayd murugo weyn iyo murugo in aan [...]
News in English
Attack Claims Lives of Somali and UAE Army Officers at Mogadishu Base
The Emergence of New Leadership in Puntland: Abdirisaaq Ahmed Said Elected Chairman of Parliament
Puntland Traditional Elders Propose New Parliament be Formed Using Traditional Methods
Guled Salah: Current Administration’s Term Will Not Be Extended “Even a Single Day”
Sports
-
[Isha Sawirka: Bulshaawi] Gaalkacyo-(Puntland Mirror) Xulkada gobolka Nugaal ayaa ku guuleystay Koobka Kubada Cagta Gobolada Puntland kadib ciyaarta kama dambaysta ahayd oo ay iskaga hor yimaadeen kooxda sanadkan martigelinaysay ee Mudug. Ciyaartii caadiga ahayd ee [...]
Business
-
Garoowe-(Puntland Mirror) Huteel qurxoon ayaa fiidnimadii Talaadada laga furay magaalada Garoowe, ee caasimada Puntland. Huteelka oo lagu magacaabay “Martisoor” waxaa dhismaha mashruuciisa ku baxay dhaqaale lagu qiyaasay $5 milyan, sida ay sheegeen maalgashadayaasha. Madaxweynaha Puntland [...]
Health
-
Fayruska beer xanuunka ayaa noqday hoggaamiyaha xanuunada dilayaasha ah ee caalamka, marka la barbardhigo Aids-ka iyo TB-da, sida ay muujinayso cilmibaaris uu soo saaray wargeyska caafimaadka ee Lancet medical journal. Cilmibaarista ayaa ku qiyaastay in [...]
Editorial
-
Qiyaastii 20 maalmood ayaa ka harsan doorashada madaxweynaha Puntland oo qorshuhu yahay in ay dhacdo 8-da Janaayo 2024 sida caadada noqotay shantii doorasho ee u dambeysay. Ilaa 20 musharax ayaa ilaa hadda bilaabay ololahooda u [...]